Wasiir hore Shire Xaaji Faarax oo ka hadlay qaraxii uu ka badbaaday (daawo)

Wasiir hore Shire Xaaji Faarax oo ka hadlay qaraxii uu ka badbaaday (daawo)

Wasiirkii hore qorsahynta iyo xiriirka caalamiga ee Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa waxaa uu sheegay in wax saamayn ah aysan ku yeelan doonin weerarkii maanta kadhacay Bosaso ee dhaawac uu kasoo gaaray ilaaladiisa.

Shire ayaa ugu baaqay shacabka Bosaso inay ka shaqeeyaan ammaanka.

Hoos kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com