Buuhoodle oo noqotay degmada kaalinta Koowaad u gashay degmoyinkii laga xusay 1August 2019.(Daawo)

HomeWararka

Buuhoodle oo noqotay degmada kaalinta Koowaad u gashay degmoyinkii laga xusay 1August 2019.(Daawo)

Buuhoodle waxay noqotay degmada kaalinta Koowaad u gashay degmoyinkii laga xusay koowda August 2019. Gudiga qaban qaabada xuska sanad guurada 21’aad ee Puntland ayaa shahaado sharaf ku maamusay degmada. Wariye iid Maxamed Gunre ayaa Warbixintan Buhoodle ka soo diray.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi oo madaxda Itoobiya la kulmay
Madaxwaynaha Hir-shabeelle oo sheegay Golaha Iskaashiga inaan loo dhamayn shirkiisa Garoowe
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Buuhoodle waxay noqotay degmada kaalinta Koowaad u gashay degmoyinkii laga xusay koowda August 2019.

Gudiga qaban qaabada xuska sanad guurada 21’aad ee Puntland ayaa shahaado sharaf ku maamusay degmada.

Wariye iid Maxamed Gunre ayaa Warbixintan Buhoodle ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: