Madaxweyne Deni oo Casho Sharaf u sameeyey dadkii ka qeyb galay Munaasabadda kowda Ogos.

Madaxweyne Deni oo Casho Sharaf u sameeyey dadkii ka qeyb galay Munaasabadda kowda Ogos.

Garoowe, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay 03 Aug, 2019 ka qayb galay munaasabad lagu maamuusayo loogana mahad-celinayo madaxdii iyo bulshadii kasoo qayb galay xuskii sanad guuradii 21-aad ee Puntland sidoo kalena abaal marinadii ay mutaysteen lagu guddoonsiiyey dadkii ka shaqeeyey munaasabaddaas oo ka dhacday qasriga madaxtooyada Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0