Munaasabadda Sanadguuradii 21-aad ee Puntland oo laga xusay Buuhoodle (dhegayso)

HomeWararka

Munaasabadda Sanadguuradii 21-aad ee Puntland oo laga xusay Buuhoodle (dhegayso)

Munaasbaad wayn oo lagu maamuusayo sanad guuradii 21-aad ee aasaaskii Puntland ayaa lagu qabtay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn iyo deegaamada hoosyimaada. Shacabka ayaa sheegay inuu horumar kajiro Puntland guud ahaan, waxaana ay ku baaqeen in madaxdu ay ka shaqayso sidii nidaamka xisbiyada loo dhigi lahaa.

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Towfiiq iyo kulamo kasocda Gaalkacyo( Akhriso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)
Dowladdaha Somaaliya iyo Marooco oo Heshiis Kala Saxiixday (dhagayso/Sawiro)

Munaasbaad wayn oo lagu maamuusayo sanad guuradii 21-aad ee aasaaskii Puntland ayaa lagu qabtay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn iyo deegaamada hoosyimaada.

Shacabka ayaa sheegay inuu horumar kajiro Puntland guud ahaan, waxaana ay ku baaqeen in madaxdu ay ka shaqayso sidii nidaamka xisbiyada loo dhigi lahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: