Munaasabadda Sanadguuradii 21-aad ee Puntland oo laga xusay Buuhoodle (dhegayso)

Munaasabadda Sanadguuradii 21-aad ee Puntland oo laga xusay Buuhoodle (dhegayso)

Munaasbaad wayn oo lagu maamuusayo sanad guuradii 21-aad ee aasaaskii Puntland ayaa lagu qabtay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn iyo deegaamada hoosyimaada.

Shacabka ayaa sheegay inuu horumar kajiro Puntland guud ahaan, waxaana ay ku baaqeen in madaxdu ay ka shaqayso sidii nidaamka xisbiyada loo dhigi lahaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com