Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hambalyo udiray shacabka iyo dowladda Puntland

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hambalyo udiray shacabka iyo dowladda Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu dhambaal hambalyo ah udiray shacabka iyo dowladda Puntland munaasabadda xuska 1-da Augus

Guuxa maanka dadweynaha: Dadka maanta Soomaaliya xukuma Soomaali ma aha! (dhegayso/daawo)
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO
Wasiir an dalka joogin oo xilka lagu wareejiyeey Garoowe (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu dhambaal hambalyo ah udiray shacabka iyo dowladda Puntland munaasabadda xuska 1-da August oo ku beegan 21-sano guurada ka soo wareegtay maalintii dhidibada loo taagay.

“Hambalyo, dhammaan reer Puntland. Waxaan idiinku hambalyeynayaa munaasabadda 21 guurada ka soo wareegatay markii la aasaasay Dowlad Goboleedka Puntland. Waxaan bogaadinayaa horumarka ay Puntland ku tillaabsatay 21kii sano ee ay jirtay” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: