Taxanaha 2aad ee kobcinta waxbarashada 2019: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Taxanaha 2aad ee kobcinta waxbarashada 2019: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Taxanaha 2aad ee sannadka 2019 ee barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca “Waxbar Gabdhaha oo Ciribtir Faqriga,” waxaana iska kaashada Wasaaradda

Kuuriyada Waqooyi oo ku Goodisay in ay ‘Australia Gantaalada Nukliyeerka ku Garaacayso’
Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Waa maxay doorka waalidiinta ee waxbarashada carruurtooda? (Taxanaha 4aad – dhegayso)
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 16aad)

Taxanaha 2aad ee sannadka 2019 ee barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca “Waxbar Gabdhaha oo Ciribtir Faqriga,” waxaana iska kaashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adda Relief International, waxaana maalgalisey dowladda Ingiriiska.

Barnaamijka maanta waxa aan ku falaanqeyneynaa doorka waalidiinta iyo sida ay uga qaybqaadan karaan waxbarasha carruurtooda.

Waxaa isa soo taraya caddeymo muujinaya in doorka waalidiintu uu sii liicayo, sidaas darteed maxaa xal ah si loo kordhiyo isku xirka iskoolada iyo waalidiinta?

Kaga bogo barnaamijka maanta ee Waxbar Gabadha oo Ciribtir Faqriga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: