Taxanaha 2aad ee kobcinta waxbarashada 2019: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Taxanaha 2aad ee sannadka 2019 ee barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca “Waxbar Gabdhaha oo Ciribtir Faqriga,” waxaana iska kaashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adda Relief International, waxaana maalgalisey dowladda Ingiriiska.

Barnaamijka maanta waxa aan ku falaanqeyneynaa doorka waalidiinta iyo sida ay uga qaybqaadan karaan waxbarasha carruurtooda.

Waxaa isa soo taraya caddeymo muujinaya in doorka waalidiintu uu sii liicayo, sidaas darteed maxaa xal ah si loo kordhiyo isku xirka iskoolada iyo waalidiinta?

Kaga bogo barnaamijka maanta ee Waxbar Gabadha oo Ciribtir Faqriga.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com