HomeUncategorizedMAANHADAL

(Dhagayso Dood) Barnaamijkii Maanhadal oo ku saabsan Shirarkii Puntland iyo Beesha Caalamka ee fashilmay

(Dhagayso Dood) Barnaamijkii Maanhadal ee Radio Daljir 12-Febru-2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Daljir Studio Garowe

MAANHADAL: Heshiiska Somaliland & Khaatumo Garabka Cali Khaliif (dhegayso)
MAANHADAL: Maxaa kasoo bixi kara shirka Garoowe ay ku yeelanayaan madaxda dowladda faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah? (dhegayso)
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Caafimadka (dhegayso)
(Dhagayso Dood) Barnaamijkii Maanhadal ee Radio Daljir 12-Febru-2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Daljir Studio Garowe. Dooda waxaa marti ku ah Wasiirka Warfaafinta Puntland Soocade, Xildhibaan (Shaacuur) Iyo Siyaasi Axmed Cawaale. 
 
Su’aalaha Dooda waxaa ka mid ah: 
 
1- Mowqifka Adag ee Puntland muxuu ka badali-karaa go’aanka DF iyo Beesha Caalamka ? 
 
2 – Wadatashiyo kaddib Puntland go’aankeeda maxaa loogu badali-karaa, ama ay siisan-kartaa ?
 
3 – Sida ay u waajahday Beesha Caalamku arrinta Soomaaliya ma tahay mid xal u ah xilligaan Soomaaliya ?
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran qaybta diyaarinta iyo codka barnaamijkuna waa Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: