MAANHADAL: Heshiiska Somaliland & Khaatumo Garabka Cali Khaliif (dhegayso)

MAANHADAL: Heshiiska Somaliland & Khaatumo Garabka Cali Khaliif (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle maalin walba oo Jimce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir, waxaana maanta soojeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA).

Barnaamijka todobaadkaan waxaa diiradda lagu saarayaa heshiiskii dhowaan magaalada Hargeysa ku dhexmaray maamulka Soomaaliland iyo hogaamiyayaasha Khaatumo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • mohamud Abdifatah mohamud 2 years

    Fadlan golis waxan dirayaa,fariin ah arintaas perpired waxa mooda in u aad dhaminaya marka lugu shubaya telka marka arintaas waxa laga rabaa xal fiican laga gaaro dadka laga raqiisaya 025 cent in laga dhaga 15 daqiiqo, mahadsanid