Xarfo iyo Jalam oo ilaalinta deegaanka ka baranaya Dharoor (dhegayso)

HomeWararka

Xarfo iyo Jalam oo ilaalinta deegaanka ka baranaya Dharoor (dhegayso)

Wasaarada deegaanka, beeraha iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland ayaa safar aqoon kala kororsi ah u geysey deegaano ka tirsan, Bari, Nugaal iyo Haylan ee Puntland xubno ka socda deegaanada, Jalam, Xarfo iyo Burtinle ee gobolada Mudug iyo Nugaal. si ay uga bartaan deegaanadaasi ilaalinta deegaanka iyo duurjoogta. Khadar Cawl Ismaaciil.

Siyaasadda Deegaanka Puntland oo Galkacyo Looga Shiray (DHEGAYSO)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Farriin: Sheekh Cali Dheere iyo Halista Covid19 (daawo)

Wasaarada deegaanka, beeraha iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland ayaa safar aqoon kala kororsi ah u geysey deegaano ka tirsan, Bari, Nugaal iyo Haylan ee Puntland xubno ka socda deegaanada, Jalam, Xarfo iyo Burtinle ee gobolada Mudug iyo Nugaal. si ay uga bartaan deegaanadaasi ilaalinta deegaanka iyo duurjoogta.

Khadar Cawl Ismaaciil.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: