Dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo jabhadda Col Caare oo ka qarxay buuralayda Cerigaabo (dhegayso)

HomeWararka

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo jabhadda Col Caare oo ka qarxay buuralayda Cerigaabo (dhegayso)

Ciidamada Somaliland iyo jabhadda Col. Caarre ayaa dagaal uu ku dhexmarayaa buurta Daallo ee katirsan magaalada Cerigaabo ee gobolka Sanaag. Khasaa

RW kuxigeenka DFS Saalax Axmed Jaamac: “ahmiyadeenu waa inaan gacanta ku dhigno amniga dalko dhan.
Xulashada Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Khilaafka Madaxda DFS iyo Kuwa Maamuladda Dalka Muxuu Salka Ku Hayaa ? (dhegayso)

Ciidamada Somaliland iyo jabhadda Col. Caarre ayaa dagaal uu ku dhexmarayaa buurta Daallo ee katirsan magaalada Cerigaabo ee gobolka Sanaag.

Khasaare ayaa jira dhinacyada soo gaaray, waxaana lagu guul daraystay wada hadalo hore oo lagu heshiisiinayay.

Col. Caarre iyo beeshiisa ayaa caddaalad darro katirsanaya maamulka madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdia, waxaana beryihii isku fidinayay deegaano katirsan gobolka Sanaag deegaamada Xamaas iyo Maydh.

Hoos kadhagayso wariye ku sugan Cerigaabo oo u waramay wariyaheena Fadumo Deggan Daahir oo ku sugan Bosaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: