Dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo jabhadda Col Caare oo ka qarxay buuralayda Cerigaabo (dhegayso)

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo jabhadda Col Caare oo ka qarxay buuralayda Cerigaabo (dhegayso)

Ciidamada Somaliland iyo jabhadda Col. Caarre ayaa dagaal uu ku dhexmarayaa buurta Daallo ee katirsan magaalada Cerigaabo ee gobolka Sanaag.

Khasaare ayaa jira dhinacyada soo gaaray, waxaana lagu guul daraystay wada hadalo hore oo lagu heshiisiinayay.

Col. Caarre iyo beeshiisa ayaa caddaalad darro katirsanaya maamulka madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdia, waxaana beryihii isku fidinayay deegaano katirsan gobolka Sanaag deegaamada Xamaas iyo Maydh.

Hoos kadhagayso wariye ku sugan Cerigaabo oo u waramay wariyaheena Fadumo Deggan Daahir oo ku sugan Bosaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com