Hay’adda Waddooyinka Puntland oo balanqaaday dayactir lagu sameeyo waddooyinka burburay (dhegayso)

HomeWararka

Hay’adda Waddooyinka Puntland oo balanqaaday dayactir lagu sameeyo waddooyinka burburay (dhegayso)

Hay’adda wadooyinka Puntland PHA ayaa wadaha dib u dayactir lagu samaynayo wadooyinka muhiimka ah ee ku burburay roobkii guga ee ka da,ay Puntland. Kusimaha agaasimaha Hay’adda wadooyinka Puntland Cabdirisaaq Maxamed Xayir ayaa jaamac Cabdiraxmaan Axmed oo ku sugan magaalada Garoowe u waramay. https://soundcloud.com/user-995878235/cabdirisaaq-maxamed-xayir-mp3

Puntland oo go’aamo ka soo saartay sarifka lacagta shiling somaaliga ah
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)

Hay’adda wadooyinka Puntland PHA ayaa wadaha dib u dayactir lagu samaynayo wadooyinka muhiimka ah ee ku burburay roobkii guga ee ka da,ay Puntland.

Kusimaha agaasimaha Hay’adda wadooyinka Puntland Cabdirisaaq Maxamed Xayir ayaa jaamac Cabdiraxmaan Axmed oo ku sugan magaalada Garoowe u waramay.
https://soundcloud.com/user-995878235/cabdirisaaq-maxamed-xayir-mp3

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: