Hay’adda Waddooyinka Puntland oo balanqaaday dayactir lagu sameeyo waddooyinka burburay (dhegayso)

Hay’adda Waddooyinka Puntland oo balanqaaday dayactir lagu sameeyo waddooyinka burburay (dhegayso)

Hay’adda wadooyinka Puntland PHA ayaa wadaha dib u dayactir lagu samaynayo wadooyinka muhiimka ah ee ku burburay roobkii guga ee ka da,ay Puntland.

Kusimaha agaasimaha Hay’adda wadooyinka Puntland Cabdirisaaq Maxamed Xayir ayaa jaamac Cabdiraxmaan Axmed oo ku sugan magaalada Garoowe u waramay.
https://soundcloud.com/user-995878235/cabdirisaaq-maxamed-xayir-mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com