Maamulka Somaliland oo deganadeeda ku xirtay xildhibaano

HomeWararka

Maamulka Somaliland oo deganadeeda ku xirtay xildhibaano

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta xiray afar xildhibaan oo ka tirsan golaha degaanka Magaalada Gabilay. Xildhibaanada oo laga soo xiray Ga

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Sacuudiga oo si kumeel gaar ah u joojisay Cimrada
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta xiray afar xildhibaan oo ka tirsan golaha degaanka Magaalada Gabilay.

Xildhibaanada oo laga soo xiray Gabilay ayaa loo dhaadhiciyay magaalada caasimadda ah ee Hargeysa halkaas oo lagu xiray xarunta danbi baadhista.

Xildhibaanadan ayaa horseed ka ahaa mooshin la doonayay in xilka laga qaado Duqa Gabilay arrintaasi oo muran abuurtay.

Warar kale ayaa sheegaya in loo xiray tuhun la xidhiidha in ay ka danbeeyeen nin maayirka Gabilay sheegtay oo saaka u warramay BBC-da.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: