Guddiga Dhismaha Wadada Bartamaha ee Bosaso oo lasiidaayay

Guddiga Dhismaha Wadada Bartamaha ee Bosaso oo lasiidaayay

Maxkamadda Bosaso ayaa xoriyadooda dib ugu soo celisay afar qof oo uu ku jiro guddoomiyaha guddiga dhismaha wadada bartamaha ee Bosaso Sheekh Maxamed Macalin oo lagu xiray saldhigga bartamaha ee Bosaso.

Maxkamadda ayaa sidoo kalle go’aamisay lacagta keentay in lasoo xiro ee katimid dowladda faderaalka inay dowladda ay maamusho.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com