Puntland oo fasaxday shirarka mucaaradka in lagu qaban karo (daawo)

Puntland oo fasaxday shirarka mucaaradka in lagu qaban karo (daawo)

Isagoo ka hadlayay madaxwayne Siciid Cabdulaahi Deni munaasabadda daahfurka carwada buugaagta ee Garoowe ayaa waxaa uu sheegay Puntland inay ogoshahay shirar lagu kala aragti duwanyahay in lagu qaban karo Puntland.

Hadalka madaxwayne Deni ayaa kusoo beegmaya xilli khilaafka dowladda faderaalka Soomaaliya iyo Puntland uu sare usii kacayo, waxaana horay Puntland looga mamnuucay xafiis ay doonayeen inay ka furtaan Garowe Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah guddoomiyaha xisbiga Wadajir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0