Odayaasha soo xuliya xildhibanada Jubbaland oo la shaaciyeey (Akhriso)

HomeWararka

Odayaasha soo xuliya xildhibanada Jubbaland oo la shaaciyeey (Akhriso)

Waxaa ay Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland waxay shaaciyeen liiska Magacyada Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka Maamulka Jubbaland. Odayaasha soo xulaya Xildhibaannada Jubbaland ee la shaaciyay ayaa gaaraya 135 Oday ,kuwaasoo la sheegay inay matalayaan Beelaha ay ka kooban yihiin dadka Soomaaliyeed.

Xiisadda dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka (Akhriso)
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaadhay Magaalada Gaalkacyo (dhegayso)
Liiska Xubnaha Golaha deegaanka ee degmada Eyl kusoo baxay (daawo)

Waxaa ay Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland waxay shaaciyeen liiska Magacyada Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka Maamulka Jubbaland.

Odayaasha soo xulaya Xildhibaannada Jubbaland ee la shaaciyay ayaa gaaraya 135 Oday ,kuwaasoo la sheegay inay matalayaan Beelaha ay ka kooban yihiin dadka Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: