Odayaasha soo xuliya xildhibanada Jubbaland oo la shaaciyeey (Akhriso)

Odayaasha soo xuliya xildhibanada Jubbaland oo la shaaciyeey (Akhriso)

Waxaa ay Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland waxay shaaciyeen liiska Magacyada Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka Maamulka Jubbaland.

Odayaasha soo xulaya Xildhibaannada Jubbaland ee la shaaciyay ayaa gaaraya 135 Oday ,kuwaasoo la sheegay inay matalayaan Beelaha ay ka kooban yihiin dadka Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com