Madaxweyne Cagjar oo dalxiis ku tagay Harada wayn ee Tana. (Sawiro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweyne Cagjar oo dalxiis ku tagay Harada wayn ee Tana. (Sawiro)

Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay ku wehelinayaan masuuliyiinta sare

Shacabka Tuliguleed oo kawarbixiyeey Weraarka oromada ee degaanku ku hayso!
Qabalaha Xana ee Santarka Gabogabo & Waxsoosaarka Beeraha
DACAWALEY, DEGMADA TULIGUULEED IYO BEERAHA QAMADIGA (Warbixin)

Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay ku wehelinayaan masuuliyiinta sare ee deegaanka Amxarada ayaa soo booqday harada wayn ee caanka ah ee ku taala magalada Bahardar ee caasimada Amxarada.

Booqashadan waftiga madaxwaynuhu kusoo eegeen harada wayn ee Tana ayaa waxay kusoo arkayeen sida ilo dhaqaale iyo shaqo abuur uugu tahay bulshada ku nool magaalada Bahardar kadib marka ay goobtani soo booqdaan dalxiisayaasha dunidu iyo kuwa dalkuba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: