Guddoomiyaha Gudiga isbadaldoonka Jubbaland oo ka hadlay doorashadda Jubbaland (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gudiga isbadaldoonka Jubbaland oo ka hadlay doorashadda Jubbaland (dhegayso)

Suldaan Gurey Xaaji Faarax Guddoomiyaha isbadaldoonka jubbaland oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio daljir ayaa kaga hadlay Waraysiga Arrimo ay kamid yi

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Garoowe Ku Wajahan
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo la kulmay safiirka Imaaraat-ka u jooga Soomaaliya

Suldaan Gurey Xaaji Faarax Guddoomiyaha isbadaldoonka jubbaland oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio daljir ayaa kaga hadlay Waraysiga Arrimo ay kamid yihin guddiga doorashoyiinka maamulka Jubbaland uu dhawaan Magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo go’aan ka soo baxay musharaxiinta xilka madaxweynaha jubbaland kuwaas oo si cad uga horyimid guddiga Madaxweyne Axmed madoobe dhawaan ku dhawaaqay.

Sido kale wuxuu soo dhaweyeey go’aanki qaar kamid ah Musharixinta Jubbaland kalsoonidi kala noqdeen Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo ay ku tilmaamen kuwa u jan jeera dhinaca Axmed Madoobe.

Isago ku sugan Maraykanka wuxuu u waramay Wariye Maxamed Lakiman oo Garoowe jooga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: