Shirkii Golaha Wasiiradda oo loga hadlay dagaalka Argagixisadda (Daawo)

HomeWararka

Shirkii Golaha Wasiiradda oo loga hadlay dagaalka Argagixisadda (Daawo)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulanka toddobaadlaha ah ee golaha. Shirka Golaha ayaa looga hadlay amniga guud iyo xoreynta deegaannada ay cadawgu uga dhuumaaleysanayaan gayiga Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay kulanka oo looga dooday Xeeraka marista waddooyinka iyo siyaasadda daryeelka bulshada.

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdinaasir Jeekey (dhegayso)
Muuse Bixii oo oday dhaqameedka Hargeysa u sheegay “Laascaanood gala ha la idin ku laayee!”
Cali Yare Cali:” Farmaajo iyo Reer SSC looma kala warami Karro

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulanka toddobaadlaha ah ee golaha.

Shirka Golaha ayaa looga hadlay amniga guud iyo xoreynta deegaannada ay cadawgu uga dhuumaaleysanayaan gayiga Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay kulanka oo looga dooday Xeeraka marista waddooyinka iyo siyaasadda daryeelka bulshada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: