James Swan oo gaaray Magaaladda Jowhar

HomeWararka

James Swan oo gaaray Magaaladda Jowhar

Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa saaka gaaray garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar halkaa oo ay xarun k

Dowladda Federaalka oo warsaxafadeed ka soo saartay Cudurka Coronovirus
Soomaaliya oo la sheegay inay gaartey heerkii deynta looga cafin lahaa
Musharax Madaxweyne Shamhaad oo ka haddashay xiisadda Garoowe ka taaagan

Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa saaka gaaray garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar halkaa oo ay xarun ku leeyihiin ciidamada AMISOM waxana uu kula kulmay Madaxweynaha Hirshabelle.

James Swan iyo wafdigiisa ayaan gudaha u galin magaalada Jowhar waxayna xarunta AMISOM ee ku taal garoonka diyaaradaha kulamo kula leeyihiin madax ka tirsan Hirshabelle.

Booqashada James Swan ee Hirshabelle oo ah safarkiisa 3aad ee uu ku tago Dowlad Goboleedyada dalka ayaa ka duwan booqashooyinkii uu ku tegey maamulada kale oo uu booqday xarumaha maamuladaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0