Shir wadatashi beeleed ah oo koonfurta Galkacyo shalay ku soogabagoobay, warmurtiyeedna laga soo saaray iyo mid isna lagu wado Maanta in uu ka furmo Hobyo. (dhegayso)

HomeWararka

Shir wadatashi beeleed ah oo koonfurta Galkacyo shalay ku soogabagoobay, warmurtiyeedna laga soo saaray iyo mid isna lagu wado Maanta in uu ka furmo Hobyo. (dhegayso)

Koonfurta magaalada Gakacyo ee maamulka Galmudug shalay waxaa ku soo gabagaboobay shir beeleed muddoo dhawr maalmood ah ka socday halkaasi, kaasoo ar

Khamri laga soo gurey dhufeysyadii shalay laga kiciyey ciidamada Somaliland
Raila Odinga oo aqbalay go’aankii Maxkamadda Sare ee la xiriiray doorashada
Nuur Iidow Beyle oo ku guulaystay doorashadi Kursiga Xildhibaanimo ee Jowhar (dhegayso)

Koonfurta magaalada Gakacyo ee maamulka Galmudug shalay waxaa ku soo gabagaboobay shir beeleed muddoo dhawr maalmood ah ka socday halkaasi, kaasoo arrimo badan looga hadlayey.

Shirka oo ay ka qaybgalayey dhinacyo kala duwan oo bulsho, maamul iyo madax dhaqan oo wada mid ah mid ka mid ah beelaha maamulkaasi Galmudug ayaa looga arrimo amniga, midnimada beeleed, midda heer maamul goboleed, iyo tan qaranimo ee Soomaaliya.

Aakhirkiina maanta ayaa warmurtiyeed ka kooban qodobo door ah laga soo soo saaray, haddabaHaddaba Maxamed Siciid oo ka mid ah hawl-wadeennada shirkaasi shalay Galkacyo ku soo idlaaday, kana mid ah ergada shirka Hobyo ka qaybgalaysa ayaa nooga warramay ujeedooyinka dhabta ah ee labada shirba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: