Bosaso: 21 Carruur oo laga soo xaday Muqdisho iyo gobolada u dhow oo dib loo celiyay (daawo)

HomeWararka

Bosaso: 21 Carruur oo laga soo xaday Muqdisho iyo gobolada u dhow oo dib loo celiyay (daawo)

21- carruur oo da'doodu ka yar tahay 16-sano jir oo laga soo xaday magaalada Muqdisho iyo gobolada Baay iyo Bakool ayaa maanta dib loogu celiyay magaa

Xildhibaan hore Cabdibarre: “Aaranjaan waxaan ka sugaynaa inay yiraahdaan Madaxweyne Deni iscasil
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo codsaday in la hakiyo ansixinta heshiisyada
MADAR & MADASHA MASUULKA | MAANTA WAA FALAGLE WASIIRKA WARFAAFINTA GALMUDUG

21- carruur oo da’doodu ka yar tahay 16-sano jir oo laga soo xaday magaalada Muqdisho iyo gobolada Baay iyo Bakool ayaa maanta dib loogu celiyay magaalada Bosaso.

Ciidamada ammaanka ayaa horay usoo qabtay carruurtan, waxaana dib ugu celinta eheladooda lala kaashaday wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland iyo hay’adda Tadamun.

Saraakiisha iyo hay’adaha ammaanka ayaa sheegay in carruurta iyo waalidiintooda laga soo dhaadhiciyay been abuur.

Hoos kadaawo Xasan Heykal oo fahfaahinaya.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: