Israa’iil  oo toogasho ku dishay sarkaal ka tirsan Xamaas( dhegayso)

HomeWararka

Israa’iil oo toogasho ku dishay sarkaal ka tirsan Xamaas( dhegayso)

Milatariga dalka Israa’iil ayaa sheegay in ay dileen sarkaal katirsan Ururka Xamaas oo ku soo dhawaaday siliga ay ku xireen magaalada Qaza. wasaarada caafimaad ee dalka Falastiin ayaa xaqiijisay in ladilay 28jirkan lagu magacaabo Maxamuud Adaam. Xamaas ayaa ku hanjabtay in ay u aar gudi doonto sarkaalkan ladilay. Dhegayso.

Cayaaraha Puntland oo sadex sano kadib kusii socda meeshii ugu hoosaysay (dhegayso)
Xulashada Daljir & Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in la is caawiyo

Milatariga dalka Israa’iil ayaa sheegay in ay dileen sarkaal katirsan Ururka Xamaas oo ku soo dhawaaday siliga ay ku xireen magaalada Qaza.

wasaarada caafimaad ee dalka Falastiin ayaa xaqiijisay in ladilay 28jirkan lagu magacaabo Maxamuud Adaam.
Xamaas ayaa ku hanjabtay in ay u aar gudi doonto sarkaalkan ladilay.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: