Waa sidee xaaladda Ceerigaabo iyo caawa? (dhegayso|daawo)

HomeWararka

Waa sidee xaaladda Ceerigaabo iyo caawa? (dhegayso|daawo)

Iyada oo maanta ay banaanbaxyo rabshado wata laguna tageerayey Jabhadda Kor. Caarre ay gilgileen magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco, ayaan waxaan u ku

Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed Garoowe (Daawo)
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo udiray dhigiisa dalka Nigeria

Iyada oo maanta ay banaanbaxyo rabshado wata laguna tageerayey Jabhadda Kor. Caarre ay gilgileen magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco, ayaan waxaan u kuurgalnay xaaladda magaalada Ceerigaabo. Haddaba waa sidee xaalka caawa ee magaaladda Ceerigaabo?

Siciid Cabdi Xasan (Calmadow) oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan Ceerigaabo ayaa Wariye Tallman uga waramay xaaladda Ceerigaabo iyo caawa.

Hoos kaga bogo.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: