Faysal Cai Waraabe ” Waa In laga baxaa Wadahadalladii Soomaaliya” (dhegayso)

HomeWararka

Faysal Cai Waraabe ” Waa In laga baxaa Wadahadalladii Soomaaliya” (dhegayso)

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe oo Maanta Shir Jaraa’id warbaahinta ugu qabtay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadlay

Golaha Amaanka QM oo cunaqabateyn saaray Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dalka uu dagaal kujiro (Daawo)
Taliska AFRICOM oo sheegay inay duqayn ku dileen saraakil shabaab ka tirsan

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe oo Maanta Shir Jaraa’id warbaahinta ugu qabtay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadlay Wadahadallada dowladd Soomaaliya iyo Somaliland.

Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan dhab ka aheyn Wadahadallada ay kula jiro Somaliland,isagoo xusay in dhowr jeer ay dowladda Soomaaliya ka baxsaday wadahadal labada dhinac ay isugu imaan lahaayeen.

Waraabe ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojin Wadahadallada Somaliland ay kula jiro dowladd Soomaaliya,waxaana uu maamulkiisa ka Codsay inay soo saaraan qoraal lagu joojinayo Arrimahaas,markii uu soo laabto Madaxweynaha Somaliland.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: 0