Madaxweynaha Galmudug iyo RW khayre oo Heshiis wadda gaaray

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug iyo RW khayre oo Heshiis wadda gaaray

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle X

Khudaar yari laga dareemayo suuqyadda Gaalkacyo (dhegayso)
Ciidamada Liyuu Booliska oo xiray boqolaal ruux magaalada Qabri-dahar
Ciidamada Liyuu Booliska dowlad degaanka Soomaalida oo fadhiisino kala wareegay kooxda Al Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay magaalada Cadaado maalintii Khamiista ee ay taariikhdu ku beegnayd 27-ka Juun, 2018.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay qodobo muhiim ah oo la xiriira arrimaha dib u heshiisiinta, doorashooyinka Galmudug iyo sidii loo dhammeyn lahaa kala aragti duwaanshaha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: