Baladweyne oo ka socoto Xuska Maalinta Xuriyadda Jamuuriyadda Jabuuti

HomeWararka

Baladweyne oo ka socoto Xuska Maalinta Xuriyadda Jamuuriyadda Jabuuti

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka qeyb galaya Munaasabadda Sanad Guurada 42-aad ee Xornimada Jibuuti oo ku asteysan maa

Beesha Geri-koombe oo Codsatay In Laga Qaybgeliyo Barlamaanka Puntland (dhegayso)
Shirkada Somtel oo Bosaaso ku daahfurtay koobka is dhexgalka dhalinyarad Bossaso (dhegayso)
Cabdiqaadir Siciid Qaal ayaa ku guulaystay duqa cusub ee Qardho

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka qeyb galaya Munaasabadda Sanad Guurada 42-aad ee Xornimada Jibuuti oo ku asteysan maanta 27 Juun.

Munaasabadda Xuriyadda Jamuuriyadda Jabuuti oo aan Walaalaha nahay ayaa hadda socota Magaalada Beledweyne.

Waxaa sidoo kale munaasabadda goob joog ka ah Xubno ka tirsan Labadda Golle ee Dowladda Goboleedka Hirshabelle iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida.

Ciidanka Jabuuti ee Baladweyne ku sugan ayaa goobta Munaasabaddu ka socoto ku soo bandhigay Gaado ka ciyaar ugu dabaal dagayaan Maalinta Xuriyadda qaateen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: