Beesha Geri-koombe oo Codsatay In Laga Qaybgeliyo Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Beesha Geri-koombe oo Codsatay In Laga Qaybgeliyo Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Geri-koombe oo kamid ah beelaha dega deegaamada Puntland ayaa ka codsatay madaxda iyo waxgaradka Puntland in laga qaybgeliyo xubnaha barlamaanka Puntland, haddii uu hirgalo qorshaha lagu kordhinayo.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • Waa hagag

  • dadka reer puntland dhul bay isku dardarsadeen oy baarlammaan ku dhisteen eh dhulkiinnii la kaalaya waaba haddii uu jiro eh . kkkkkkkk

  • dadka reer puntland dhul bay isku dardarsadeen oy baarlammaan ku dhisteen eh dhulkiinnii la kaalaya waaba haddii uu jiro eh . kkkkkkkk