Safarkii khayre ee Cadaado & Muhiimadda khudbadiisa (Daawo)

HomeWararka

Safarkii khayre ee Cadaado & Muhiimadda khudbadiisa (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhulka uga soo baxay magaalada Madaxd

Wasiir Beyle oo Kismaayo kafuray shir ku saabsan horumarinta daqliga Soomaaliya.
Tahriibayaal laga soo badbaadiyay xeebta Liibiya (dhegayso)
Afhayeenka Xisbiga Shaqaalaha: “Xisbiga shaqaalaha waxaa soo weeraray kooxo sharciga baalmarsan,”

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhulka uga soo baxay magaalada Madaxda Dowlad gobaleedka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa soo gaaray degmada Cadaado ee gobalka Galguduud

Wafdiga uu Ra’iisul Wasaaruhu hoggaaminayo ayaa intii ay safarkooda ku jireen waxaa magaalada Godinlabe kusoo dhaweeyay madaxwaynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo mas’uuliyiin kale

Wasiirro, xildhibaanno mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo Madaxwaynaha Galmdug ayaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyay magaalada Cadaado.

Ra’iisul Wasaaraha oo safar shaqo ku yimid Galmdug ayaa qorshihiisu yahay qaabkii uu reer Galmdug ugu caawin lahaa dhismaha dowlad gobaleed loo dhanyahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: