Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Galmudug iyo RW Kheyre oo ku wajahan Cadaado

HomeWararka

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Galmudug iyo RW Kheyre oo ku wajahan Cadaado

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay ku hoyday magaalada Dhuusamareeb ayaa ku wajahan magaalada Cadaado oo ha

Dowladda Puntland oo go’aamo ka soo saartay in Salaadda Jamaacadda Masaajida lagu tukado
Xasan Sheekh: “Nin Caraysan oo ciillan ummad ma hoggaamiyo” (daawo)
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay ku hoyday magaalada Dhuusamareeb ayaa ku wajahan magaalada Cadaado oo hadda xarun u ah garabka Madaxweyne Xaaf.

Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Soomaaliya ayaa horay ugu sugnaa magaalada Cadaado, waxayna kulamo la qaateen Madaxweynaha Gamudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada.

lama oga ilaa iyo hadda wada hadalada dhexmaray madaxweyne Xaaf iyo Xildhibaanada iyo waxa ay isla meel dhigeen.

Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Dhuusamareeb waxa uu kulama gooni-gooni ah xalay uu kula qaatay odayaasha dhaqanka ee degmada waxayna isla meel dhigeen dhismaha Galmudug oo lagu midaysanyahay in xal waara laga gaaro khilaafka taagan.

Kulankan waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Soomaaliya oo maalmihii dambe ku sugnaa Dhuusamareeb.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: