Beelaha Warsangali oo go’aamo culus ka soo saaray xaalada siyasadeed ee gobalka Sanaag (daawo)

HomeWararka

Beelaha Warsangali oo go’aamo culus ka soo saaray xaalada siyasadeed ee gobalka Sanaag (daawo)

Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag waxaa maalmihii ugu dambeyeey ka socday shir loga hadlayeey xaaladda iyo xoreynta gobalka Sanaag. Shirkan waxaa

Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland“ Dhididka kaaga baxaa Tababarka waxa uu yareeyaa dhiiga kaaga baxa dagaalka”(dhegayso)
Madaxweyne Xaaf: “Nabadeyntan Gaalkacyo waa rasmi kii ka horyimaadana madaxaa laga garaacayaa” (dhegayso)
Shacabka Qardho oo soo dhaweyey fasaxa iskuuladda (dhegayso)

Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag waxaa maalmihii ugu dambeyeey ka socday shir loga hadlayeey xaaladda iyo xoreynta gobalka Sanaag.

Shirkan waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Beelaha Warsangali, sida waxgaradka, siyaasiyinta, Nabadoonada, dhalinyarada, haweenka iyo bulshadda gobalka Sanaag.

Ugu dambeyn shirkaas waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo quseeya xoreynta degmooyinka dhimman ee gobalka sanaag. Hoos ka daawo qodobada shirka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: