Wasiiradda Arrimaha IGAD oo kulan xasaasi ah yeeshay

HomeWararka

Wasiiradda Arrimaha IGAD oo kulan xasaasi ah yeeshay

Wasiirada Arrimaha Dibbada wadamada ku jira urur goboleedka IGAD ayaa kulan aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Kul

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo shacabka ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Ramadaan (daawo)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Tababar u soo xiray Ciidamo loo diyaariyay Qorsha Sugidda Amniga Caasimadda

Wasiirada Arrimaha Dibbada wadamada ku jira urur goboleedka IGAD ayaa kulan aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti, Kenya, Koonfurta Suudaan, Suudaan iyo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Uganda.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda wadamada xubnaha ka ah IGAD waxa ay ka doodeen xaaladda Suudaan iyo horumarka laga gaaray howlaha taabagelinta dib u noolaynta geedi socodka Koonfurta Suudaan.

Dhowaan ayaa dalka Sudan waxaa booqasho ku tegey Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed isagoo waanwaan ka dhex bilaabay dhinacyada isaga soo horjeeda siyaasada dalka Sudan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: