Sidee uga socotaa gobolka Sanaag howlaha baasboor bixinta Soomaaliya? (dhegayso)

HomeWararka

Sidee uga socotaa gobolka Sanaag howlaha baasboor bixinta Soomaaliya? (dhegayso)

Hay'adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xafiis ku leh magaalda Baran ee gobolka Sanaag, iyadoo xafiiskan uu bixiyo baas

Maxay ka wada hadleen Wakiilada Beesha Caalamka C6+, iyo Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed?
Muqdisho: Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay doorashooyinka Hir-Shabeelle
Haweenka ku ganacsada gudaha Suuqa Khudaarta Garoowe oo ka cabanaya Canshur kordhin lagu sameyeey (Daawo)

Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xafiis ku leh magaalda Baran ee gobolka Sanaag, iyadoo xafiiskan uu bixiyo baasboorada Soomaaliya oo looga soo doonto inta badan gobolka Sanaag iyo deegaano ka mid ah Somaliland.

Horay dadka deegaanadaasi safar dhaahdeer oo Garowe iyo Bosaso u doonan jireen baasboorka Soomaaliya.

Cabdiraxmaan Khaliif Faarax, waa madaxa xafiiskan, wariyaheena Maxamuud Cabdi Ibraahim ayuu uga waramay howlahga xafiiska uu hayo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: