Haweenka ku ganacsada gudaha Suuqa Khudaarta Garoowe oo ka cabanaya Canshur kordhin lagu sameyeey (Daawo)

Haweenka ku ganacsada gudaha Suuqa Khudaarta Garoowe oo ka cabanaya Canshur kordhin lagu sameyeey (Daawo)

Garoowe haweenka ayaa ka cabanaya canshuur kordhin lagu sameyeey,iyago sheegay in laga burburiyeey goobo ay ku ganacsanayeen,waxaaana dowladda hose ee Garoowe ku eedeyeen inay ku sameyeen canshuur kordhin dheraad ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Mustafa noor 5 years ago

    Cashuur mise canshuur
    Tolow teeba saxan.
    Afkii soomaaliga oo gilgilmaya
    Siiba dhinaca higaada .

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com