Muuse Biixi oo ka hadlay xaalada gobolada Sool iyo Sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Muuse Biixi oo ka hadlay xaalada gobolada Sool iyo Sanaag (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Soomalailand ee Soomaalidiidka ah Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaalada gobolada Sool iyo Sanaag oo udhexaysa Puntland iyo So

Maxay ka wada hadleen Guddiyada Doorashada iyo Deeq-bixiyeyaasha Caalamiga?
Dad rayid ah oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Magaalo kutaalla waqooyiga Itoobiya
Saraakiisha Suudaan oo qirtay dhimashada 46 dibadbaxayaal ah

Madaxweynaha maamulka Soomalailand ee Soomaalidiidka ah Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaalada gobolada Sool iyo Sanaag oo udhexaysa Puntland iyo Soomaaliland.

waxa uu sheegay Biixi in Sanaag ay xalay ku doodayeen laba nin oo ilma adeer ah ka soo kala jeeda Soomaaliland iyo Puntland, wuxuuna sheegay in Puntland iyo Soomaaliland aysan isku haysan gobolka Sanaag ee waxa ka dhaxeeya uu yahay xadkii uu Ingiriisku dhigay.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: