Muxuu ka hadlay madaxwayne kuxigeenka Galmudug

HomeWararka

Muxuu ka hadlay madaxwayne kuxigeenka Galmudug

Madaxwayne kuxigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey  ayaa  ka hadlay xaalada gobolada Sool iyo Sanaag  ee u dhaxaysa  dawlada Puntlan

Dowladda Soomaaliy oo dhoofinta xoolaha nool kala xaajoonaysa Sacuudiga
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Xasan sheekh Maxamuud
Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxwayne kuxigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey  ayaa  ka hadlay xaalada gobolada Sool iyo Sanaag  ee u dhaxaysa  dawlada Puntland iyo Soomaaliland .

Madaxwayne kuxigeenka ayaa war qoraal ah soodhigay bartiisa facebook-ga  uuna uga hadlay arintaas isla markaana waxa uu dawlada Federaalka Soomaaliya inay wax kaqabato xaalada  gobolada Sool iyo Sanaag .

“Dowlada Soomaaliya Waa inay Hoos u eegtaa waxa ka dhacaya Gobolada Sool iyo  Sanaag”ayuu yiri Maxamed Xaashi Cabdi Carabey.

Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa waxaa ku muransan  dawlada Puntland iyo Soomaaliland isla markaana waxaa ka taagan xaalada colaadeed  oo u dhaxaysa labada dhinac oo ku aadan  khilaafka xuduudaha .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: