Madaxweyne Waare oo xil ka qaadis sameyeey

HomeWararka

Madaxweyne Waare oo xil ka qaadis sameyeey

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada W

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo la kulmay masuuliyiin kasocda QM
Xildhibaan Jeesow oo Axmed Madoobe ku edeyeey dilka Nabadoon kismaayo lagu dilay (Daawo)
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Cumar Maxamed Cumar,iyada oo Guddoomiye Cusub loo Magacaabay degmadaas.

Wareegtada ayaa waxaa xilka guddoomiyaha degmada Warsheekh loogu Magacaabay Axmed Xuseen Axmed oo loo yaqaano (Shiidka), kaas oo horay u soo noqday guddoomiyaha degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe .

Maalmihii la soo dhaafay waxaa socday dhismaha golaha deegaanka degmada Warsheekh,hayeeshee waxaa wareegtada lagu sheegay in xilka qaadistaan iyo Magacaabistaan aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin dhismahaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: