Siyaasi Qurbaawi: ” Somaliland waxay rabtaa sidii Sool u qabdsaday in Sanaagna u qabsato(Daawo)

HomeWararka

Siyaasi Qurbaawi: ” Somaliland waxay rabtaa sidii Sool u qabdsaday in Sanaagna u qabsato(Daawo)

Dr Siciid Axmed Qurbaawi oo Kamid ah siyaasiyinta ka soo jeeda gobalka sanaag ayaa ka hadlay dulaanka Cusub ee maamulka Somaliland u ku soo qaaday qay

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Dr Siciid Axmed Qurbaawi oo Kamid ah siyaasiyinta ka soo jeeda gobalka sanaag ayaa ka hadlay dulaanka Cusub ee maamulka Somaliland u ku soo qaaday qaybo kamid ah gobalka sanaag kadib kormeer uu Wasiirka waxbarashadda dhawaan uu ku tagay degaanka damale xagare ee gobalkaas.

Qurbaawi ayaa sheegay in somaliland ay damacsantahay in gobalka sanaag guud ahaan ay qabsato siday u qabsatay oo kale gobalka Sool balse taas shacabka gobalka sanaag aysan yeeli doniin.

Puntland ayuu sheegay inaysan dan ka lahayn gobalka sanaag balse siyaasad iyo magac ay ku raadinayso,wuxuuna shacabka gobalkaas ugu baaqay inay tashadaan.

Hoos ka daawo Waraysiga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: