Isku aadka Wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin oo lagu dhawaaqay (dhegayso)

HomeWararka

Isku aadka Wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin oo lagu dhawaaqay (dhegayso)

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo ay ku tartamaan sanadkan ilaa iyo 18 dugsiyada ayaa xalay waxa la qabtay isku aadka wareegii 3aad ee ku tartamaya barnaamijka. Guddoomiye kuxigeenka guddiga Maxamuud Daahir Cali ayaa ku dhawaaqaya sida ay dugsiyada isgu aadeen iyo dugsiyadii ku soo baxay wareegii 2aad ee barnaamijka.

Maamulka Jubbaland oo ku dhawaqay xiligay qabanayaan doorashada aqalka sare
Warka Caweysin iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso | daawo )
Guddoomiye Cumar Filish oo qaabilay mas’uuliyiin ka socday WHO iyo UNICEF

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo ay ku tartamaan sanadkan ilaa iyo 18 dugsiyada ayaa xalay waxa la qabtay isku aadka wareegii 3aad ee ku tartamaya barnaamijka.

Guddoomiye kuxigeenka guddiga Maxamuud Daahir Cali ayaa ku dhawaaqaya sida ay dugsiyada isgu aadeen iyo dugsiyadii ku soo baxay wareegii 2aad ee barnaamijka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: