Ciidamadda Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay nafti halige halaagi lahaa Culumo (Sawiro)

HomeWararka

Ciidamadda Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay nafti halige halaagi lahaa Culumo (Sawiro)

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay Maanta ka hortageen,isla markaana ay fashiliyeen Nin isku-soo xiray waxyaabaha qarxa kaas oo doonayay in uu isiu q

Hooyo Safiyo “Gabadheeda iyadoo quraac aan cunin saakay iskoolka aaday, haddana waa mayd” (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 63aad: Khilaafka Dowladda Federaalka & Dowlad gobaleedyada ( dhegayso )
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay Maanta ka hortageen,isla markaana ay fashiliyeen Nin isku-soo xiray waxyaabaha qarxa kaas oo doonayay in uu isiu qarxiyo goob ay ku sugnaayeen Madax ka tirsan Maamulkaas oo ku taalla degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Munaasabad loogu baroor diiqayay askartii ku geeriyootay dagaal ay Ahlusunna Galgaduud kula gashay Al-Shabaab ayaa saraakiil ka tirsan Galmudug sheegeen in lagu arkay Nin watay jaakad iyo waxyaabaha qarxa,hayeeshee laga hortegay,kadibna ay Ciidamada qaraxa ka fureen.

“Nin ordayey oo waxyaabaha qarxa isku soo xiray ayaa laga qabtay mar uu ku dhawaaday goob madaxda gaariga ka raacayeen kadib markii Munaasabadda Shuhadda ay soo idlaatay,basle askari naftiisa huray ayaa ku booday ninka doonayay in uu is qarxiyo ayuu yiri sarkaal ka tirsan ciidamada Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: