Biyo la’aan kajirta deegaano hoos yimaada Baran, Sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Biyo la’aan kajirta deegaano hoos yimaada Baran, Sanaag (dhegayso)

Xaalad biyo la’ aan ah ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Xarga dheere ee hoostaga degmada Baran ee gobolka Sanaag. Xilli gobolku roob ka da’ay ayaa deegaankaasi helin wax roob ah. Caaqil Maxamed Cali Jiif oo  ah duqa deegaankaasi ayaa wariyaheena Hodan Sulub u waramay.  

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Gedo

Xaalad biyo la’ aan ah ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Xarga dheere ee hoostaga degmada Baran ee gobolka Sanaag.

Xilli gobolku roob ka da’ay ayaa deegaankaasi helin wax roob ah.

Caaqil Maxamed Cali Jiif oo  ah duqa deegaankaasi ayaa wariyaheena Hodan Sulub u waramay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: