Maamulka Galmudug oo daahfuray Imtixaanka dugsiyadda Dhexe (Sawiro)

HomeWararka

Maamulka Galmudug oo daahfuray Imtixaanka dugsiyadda Dhexe (Sawiro)

Madaxa Xukuumadda Galmudug Mudane Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Wasiirka Wasaaradda waxbarashada & Tacliinta Sare ee Galmudug Mudane Ahmed-de

Saaka & Dunida iyo Jaamac cRaxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub itoobiya ee Soomaaliya
Maamulka Jubbaland muxu ka yiri gabagabada shirkii dhuusaamreeb 3 ??

Madaxa Xukuumadda Galmudug Mudane Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Wasiirka Wasaaradda waxbarashada & Tacliinta Sare ee Galmudug Mudane Ahmed-dek Abdi Mohamed(Falko) ayaa Maanta furay Imtixaanka Dugsiga dhexe ee Fasalka 8-aad ee loogu gudbaayo Dugsiga Sare oo ay qaadeyso Wasaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Dhammaan Deeganada Galmudug ayaa Saakay looga fariistay Imtixaanka midaysan ee Dugsiga dhexe ee Wasaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug qaadayso.

Imtixaanka ayaa ka dhacaya 14 toban xarumood ee Todobo degmo oo ka mid ah Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Waa imtixaankii u horeeyey oo ay qaadaydo Wasaaradda waxbarashada & Tacliinta Sare Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: