Garacad deked noocee ah ayay yeelan doontaa ? (daawo)

HomeWararka

Garacad deked noocee ah ayay yeelan doontaa ? (daawo)

Maxamuud Qorane oo ka mid ah guddiga dhimasha mashruuca dekedeed ee Garacad ayaa u faahfaahiyay warbaahinta Daljir dhismaha mashruucaasi oo qalabkii l

Guddoomiye Xaliimo Yarey oo khudbad ka jeedisay Munaasabadii lagu tageerayeey SSC-Khaatumo
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Ibraahin, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Xiriirka Wararka been-abuurka iyo weerarka Wasiir Goodax ku qaaday Puntland

Maxamuud Qorane oo ka mid ah guddiga dhimasha mashruuca dekedeed ee Garacad ayaa u faahfaahiyay warbaahinta Daljir dhismaha mashruucaasi oo qalabkii lagu dhisi lahaa dekedda lasoo gaarsiiyay magaalada Bosaso.

Waxaa uu sidoo kalle uu ka hadlayaa nuuca dekeddeed ee ay yeelan doonto Garacad, kaasi oo ay ganacsatadu maalgashanayaan.

Hoos kadaawo.

 

Maxamuud Qorane, guddoomiye kuxigeenka shirkadda Wadaagsin ee dhismaha dekedda Garacad oo fahfaahiyay qalabkii dekedda oo dalka yimid

Maxamuud Qorane, guddoomiye kuxigeenka shirkadda Wadaagsin ee dhismaha dekedda Garacad oo fahfaahiyay qalabkii dekedda oo dalka yimid.Qalabkan ayaa kasoo degay dekedda Bosaso, waxaana mashruucan fulinaysa shirkad laga leeyahay wadanka Turkiga.

Posted by Radio Daljir on Saturday, May 18, 2019

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: