Garoowe oo roobsatay (dhegayso)

HomeWararka

Garoowe oo roobsatay (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa saaka ka curtay roobkii Gu,ga oo gabi ahaanba biyo dhigay magaalada iyo hareeraheeda. wariya

Waxgaradka,Nabadoonada iyo Siyaasiyiinta Gobalka Mudug oo Arragtiyo kala duwan ka dhibtay Mataalada Gobalka Banaadir (Daawo)
Xulashadda Daljir | Deeqo Ladan | Daljir Boosaaso
Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa saaka ka curtay roobkii Gu,ga oo gabi ahaanba biyo dhigay magaalada iyo hareeraheeda.

wariyaha Daljir ee Garoowe ayaa sawiro uu ka soo qaaday waxa ay muujinayaan sida ay magaalada uroobsatay.

Dhanka kale qaar kamid ah dadweynaha ku nool magaalada Garoowe ayaa aad ugu farxay roobkii ka hooray magaalada.
Dhegayso.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: