Wacaal Darey ah: Taliyihii ciidamada Iskudhafka ee Gaalkacyo oo ladilay

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Taliyihii ciidamada Iskudhafka ee Gaalkacyo oo ladilay

Taliyihii ciidamada iskudhafka ee magaalada Gaalkacyo korneel khaliif Nuur Shiil ayaa goor dhawayd waxaa lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Kooxo baa

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Dowladda hoose ee degmada Garoowe oo howlgal bur burin ah ka samaysay Suuqa Inji (dhegayso )
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 22-OCTOBER-2022

Taliyihii ciidamada iskudhafka ee magaalada Gaalkacyo korneel khaliif Nuur Shiil ayaa goor dhawayd waxaa lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

Kooxo baastoolado ku hubaysay ayaa fuliyay dilka taliyaha xili uu ka soo baxay Masjidka,kuwaas oo goobta ka baxsaday markii ay dilka fuliyeen.

Xiliga taliyaha ladilay majirin ilaalo la socotay.

Taliyaha oo dhaawac ahaan loo geeyay markii hore Isbitaalka ayaa udhintay dhaawacii soo gaaray

Ciidamada iskudhafka ah ee magaalada Gaalkacyo ayaa tan iyo intii ay howlgalkooda bilaabeen waxaa isbadal wayn ku yimid amniga magaalada Gaalkacyo.

Xasan Heykal, Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: