Barnaamijka Tartan & Taclin oo Caawa la daahfuray & dugsiyo cusub oo ka qayb galaya (Daawo)

HomeWararka

Barnaamijka Tartan & Taclin oo Caawa la daahfuray & dugsiyo cusub oo ka qayb galaya (Daawo)

Barnaamij Aqooneedka Tartan iyo tacliin oo Sanad kasta Bisha ramadaan la qabto ayna ku baratamaan dugsiyadda sare ee Puntland ayaa caawa si rasmi ah loo daahfuray. Barnaamijka Sanadkan waxaa ka qayb galaya Dugsiyadda sare ee Galmudug qaybo kamid ah waxaana uu Barnaamijka sanadkii 14-aad. Hoos ka daawo Furitaanka Barnaamijka.

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Mudug oo Waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir (Daawo)
Maqaal: Muqdisho Maxaa Caasimad lagu doortay

Barnaamij Aqooneedka Tartan iyo tacliin oo Sanad kasta Bisha ramadaan la qabto ayna ku baratamaan dugsiyadda sare ee Puntland ayaa caawa si rasmi ah loo daahfuray.

Barnaamijka Sanadkan waxaa ka qayb galaya Dugsiyadda sare ee Galmudug qaybo kamid ah waxaana uu Barnaamijka sanadkii 14-aad.

Hoos ka daawo Furitaanka Barnaamijka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: